Baladweyne ( Radio Beerlula )-Hay’adda Bisha Cas ee Wadanka Isutaga Emaaradka Carab ayaa maamulka Puntland ku wareejiyey deeq ka kooban Qalabka hospitaalada oo muhiim u ah isbitaalka weyn ee Gobolka Bari.
Qalabkaan ayaa ka koobanaa sariiro joodariyaal iyo gaariga loo yaqaano wiiljarka ee lagu qaado bukaanada aan socon karin.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.


