Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Shaqada,Arrimaha Bulshada iyo qoyska maamulka Somaaliland ayaa qalab ku wareejisay ku dhawaad boqol qof oo kamid ah dadka qabo baahiyaha gaarka ee ku ku nool magaalada Berbera.
Qalabkan lagu wareejiyay dadka qabo baahiyaha gaarka ayaa waxaa kamid ah kuraasta looga talagalay dadka usan lixaadkoda dhameeystirnen,Usha ay isticmalaan dadka araga la iyo Usha aay ku bodaan dadka laguha naafada ka ah.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabdinajiib Aweys Isaaq.


