Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada Iyo Ciyaaraha maamulka Somaliland Cabdirisaaq Muuse Faarax ayaa qalab isboortis ku wareejisay xiriirka kooxaha orodka iyo feerka oo dhawaan la filayo inay ka qayb galaan tartankan.
Qalabkaan isbortis ayaa wax uu ka koobnaa qalabka loo adeegsado feerka iyo qalbka orodka.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.