Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Caafimaadka XFS ayaa Hay’adda UNICEF kala wareegtay qalab cusub oo gacan ka geysanaya in tallaalka la gaarsiiyo caruurta ku nool deegaannada fog fog ee dalka.
Qalabkaan casriga ah ee ku shaqeeynaya tamarta Qoraxda ayaa ka kooban 498 qalab waxaana ka aa-ideysa doona 485 oo kamid ah xarumaha cafimaadka.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim.


