Qalab loogu talagalay ilaalinta tayada wadooyinka oo laga daah furay Garoowe

0
154

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Hay’adda Waddooyinka Dowlad goboleedka Puntland (PHA) ayaa si rasmi ah xarigga uga jartay qalab cusub oo casri ah oo loogu talagalay ilaalinta tayada daamurka wadooyinka iyo sahanka dhismaha (drone survey iyo qalabyo kombiyuutar ah) oo loogu talagalay tayeeynta wadooyinka puntland.

munaasabada xarig jarka oo ka dhacday garoowe ayaa waxaa ka qeyb galay wasiirka wasaarada howlaha guud ee puntland injineero madaxda hey,ada iyo marti sharaf kale oo lagu casuumay munaasabada.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Aadan Cabdi Axmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here