Baledweyne ( Radio Beerlula )-Xildhibaan Maxamed Axmed Cali (Haykal) oo ka mid ah Golaha deegaanka Bosaaso ayaa Qalab dhisme oo dayactir iyo balaarin loogu samaynaayo MCH-ka Deegaanka Kalabayr oo si isku tashi ah ay ku dhisanayaan Bulshada ku wereejiyay Maamulka Waxgaradka aqoonyahanka deegaanka kalabayr ee duleedka degmada Bosaaso.
Wareejinta qalabkan ayaa waxaa ka qeybgalay maamulka deegaanka,odayaal,waxgarad iyo masuuliyiiin kamid ah Golaha deegaanka Bosaaso.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim.
Audio Player

