Qalab loogu talagalay in lagu hubiyo badeecada Dekada Berbera oo xariga laga jaray.

0
44

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaarada Horumarinta Maaliyada iyo maamulka Dekedda Berbera ayaa xadhiga ka jartay qalab casri oo loogu talagalay in lagu hubiyo badeecadaha kasoo dagaya Dekeddaasi.

Munaasabada xariga looga jarayay qalabkaan ayaa waxaa kasoo qeybgalay Agaasimaha guud ee Wasaaradda Horumarinta Maaliyada Soomaliland, mas’uuliyiin ka socotay Dowlada Hoose Berbera iyo madaxda Dekedda Berbera.

Warbixintaan Waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.