Qalab loogu talagalay ka hortagga khataraha oo lagu wareejiyay wasaaradda gargar gaarka Puntland

0
187

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka wasaaradda Gargaarka iyo maareynta masiibooyinka Maamulka Puntland ayaa qalab loogu tala galay ogaanshaha digniinaha iyo waxyeelada deegaanada,kala wareegtay Hay,adda Save the Childaren.

Wareejinta deeqdan ayaa waxaa ka qeybgalay wasiiro ,xildhibaano iyo masuuliyiin kamid ah Hay,adda Save the Childaren.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabduqadir Cumar Ibraahim.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here