Qalab loogu talo galay ka hortaga dabka oo lagu wareejiyay dowlada hoose ee Hargeysa.

0
157

Baladweyne (Radio Beerlula)-Ku xigeenka duqa magaalada Hargeysa Khadar Nuur Axmed ayaa madaxda hay’adda FNJ  kala wareegay qalab loogu talo galay ka hortaga dabka inta badan ka kacan goobaha ganacsiga iyo guryaha.

Munaasabadda lagu wareejinayay qalabkan ayaa waxaa goob joog ka ahaa xubno ka tirsan dowladda hoose ee Hargeysa iyo madaxda hay’adda FNJ.

Warbixintan waxaa noo haya Sacdiya Maxamed Maxamuud.