Baladweyne (Radio Beerlula)- Dowlada hoose ee magaalada Hargeysa ayaa qalab loogu talo galay hortaga dabka kala wareegtay ha’yada FNJ islamarkaan waxaan kala wareegay hay’adda ku xigeenka duqa magaalada Hargeysa Khadar Nuur Axmed.
Qalabkan ayaa loogu tal galay mareynta qataraha dabka inta badan ka kaca guryaha iyo goobaha ganacsiga.
Warbixintan waxaa noo haya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.