Qalab muhiim ah oo lagu wareejiyay wasaarado ka mid ah Jubbaland

0
176

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Dowlad gobaleedka Jubbaland ayaa qalabyo muhiim ah ku wareejisay xaruumaha Dowalad gobaleedka Jubbaland ee Degmada Kismaayo.

Xaruumaha lagu wareejiyay qalabka ayaa waxaa kamid ah wasaaradda Haweenka wasaaradda Waxbarashada wasaaradda Gargaarka isbitaalka xabeeb iyo isbitaalka weyne ee magaalada kismaanyo waxuuna ka koobna agabkaan la wareejiyay kuraas miisas iyo sariiro.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamuud.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here