Qalab wax barasho oo loo qeybiyay qoysaska caruur danyar oo ku nool Soomaliland

0
157

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Hay’adda Qaxoontiga iyo Barkacayaasha Somaliland ayaa agabka wax lagu barto oo ay soo dhiibtay Hay’adda Boqor Salmaan gaadhsiisay caruurta barkacayaasha ah ee ku nool deegaanka Mandheera ee Somaliland

Agabkan ayaa ka kooban Buugaag,Qalimaan Boorsooyin iyo Mastarado waxaana loogu tala galay ineey ka faa-ideystaan Sagaal Kun oo arday oo danyar ah.

Warbixintaan waxa soojeedinaya C/qaadir Cumar Ibraahim.