Qalab xafiiseed lagu wareejiyay iskaashatooyinka beeraleyda gobolka shabeellaha dhaxe

0
76

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasaaradda beeraha dowlad goboleedka Hirshabelle ayaa qaar kamid ah iskaasha-tooyinka beeraha gobolka shabellaha dhexe ku wareejisay qalab xafiiseed

Qalab xafiiseedyadan ayaa waxaa kamid ah kuraas ,Miisaas iyo waxyaabo kale.

Warbixintanw waxaa soo jeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim