Qaliimo bilaash ah oo laga bilaabay isbitaal Al Raxma ee magaalada Baladweyne.

0
46

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa laga bilaabay qaliimo bilaash ah oo loo sameynayo dadka danta yar kuwaasi oo ay kasoo baxeen burooyika dhuunta.

Qaliimadan burooyinka ee bilshashka ah oo soco doona muddo laba bilood ah ayaa waxaa isku xilqaamay maamulka isbitaalka Al-raxma ee Baladweyne .

Warkan Waxaa inoo haya Cabdiqaadir Cumar Ibraahin