Qasaaraha uu geystay dab kacay xaafaadda Siigaale ee Magaalada Muqdisho oo korodhay.

0
129

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Dab qasaaro kala duwan geeystay ayaa ka kacay goob gancsi iyo oo ku taalo xaafaadda Siigaale ee Magaalada Muqdisho.

Dabka ayaa waxaa uu ka dhashay koranto waxaan ku baabay dhammaan ganacsigii goobta yaalay.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamuud.