Baladweyne (Radio Beerlula)- Madaxweyne Ku-xigeenka maamulka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa xariga ka jaray qaybo cusub oo lagu soo kordhiyey Isbitaalka Carafaat ee magaalada Garowe.
Waxa ka qeyb galay xarig jarka maamulka isbitaalka Carafaat mas’uuliyiin katirsan maamulka Puntland iyo qeybaha kala duwan ee bulshada magaalada Garowe.
Warbixintan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulahi