Qeyb cusub iyo dayactir lagu sameeyay saldhiga booliska degmada Warta nabadda oo xariga laga jaray.

0
157

Baladwayne  ( Radio Beerlula )-Taliye ku xigeenka ciidanka Booliska Soomaaliya  ayaa xariga ka jaray saldhigga Degmada Wartanabadda oo dib u dactir lagu sameeyay.

Munaasabada xariga jarka ayaa waxaa kasoo qaybgalay Maamulka Degmada, Taliye ku xigeenka Ciidanka Booliiska Soomaaliya iyo qaybaha kale ee bulshada Degmada.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.