Qeyb cusub oo lagu kordhinayo saldhigga Degmada Xamarjajab oo la dhagax dhigay

0
24

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Taliyaha Qeybta Guud ee Booliiska Gobolka Banaadir ayaa dhagax dhigay qeyb cusub oo lagu kordhinayo saldhigga Degmada Xamarjajab taasi oo loogu tala galay xabsi lagu hero haweenka.

Dhagax dhiga Qeeybtan ayaa waxaa qarashka ku baxaya iska kaashanaya maamulka degmada Xamar jajab, Ganacsatada iyo odayaasha waxaana ka qeybgalay masuuliyiin kamid maamulka gobolka Banaadir iyo saraakiil ciidan.

Warkan waxaa ino haya Cabdiqaadir Cumar Ibraahin