qeyb cusub oo lagu soo kordhinayo isbitaalka Burco oo la dhagax dhigay.

0
69

Baladweyne (Radio Beerlula)-Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka ee maamulka Soomaliland ayaa ka dhagax dhigay Cisbitaalkaa guud magaalada Burco qaybta ICU-da taasi oo ay taabo gelineeyso ururka Han iyo Hiigsi oo kamid ah ururada ka howlgala magaalada Burco iyo guud ahaan gobalka Togdheer.

Munaasabada dhagax dhiga ayaa waxa goob joog ahaa Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka ee maamulka Somaliland, mas,uuliyiin ka socday wasaarada Caafimaadka ,maamulka magaalada Burco, , Maamulka Cisbitaalka Guud ee magaalada Burco, iyo qaybaha kale ee bulshada.

Warkan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulahi