Shirweynaha isbadalka cimilada ee dhalinyarada Soomaaliyeed oo lagu qabtay Muqdisho.

0
135

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimiladda Soomaaliya Mudane Bashir Mohamed Jama, ayaa si rasmi ah magaalada Muqdisho uga daah furay Shirweynaha Dhalinyarada Soomaaliyeed ee Isbeddelka Cimilada.

Shirkan ayaa diirada lagu saaraya cimilada, nabadda iyo horumarka waara, si dhalinyarada Soomaaliyeed qeyb uga noqdan ka hortaga iyo xalinta caqabadaha ka dhasha isbitalka cimilada, waxana shirkan ka qeyb galay wasiiro ka tirsan xukuumadda Soomaaliya, khuburo ku xeel dheer arrimaha deegaanka, iyo marti sharaf kale.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Sahra Ibraahim Dhicisoow.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here