Qeyb cusub oo lagu soo kordhiyay isbitaalka Bandiiradleey oo xariga laga jaray

0
51

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasiiru dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Dowlad Goboleedka Galmudug Daahir Faarax Fiidow ayaa xarigga ka jaray qaybta Qaliimada guud oo lagu soo kordhiyay Isbitaalka guud ee degmada Bandiiradleey ee gobalka Mudug.

Munaasabada xariga jarka waxaa ka qayb galay masuuliyiin katirsan wasaaradda Caafimaadka Doowalad gobaleedka Galmudug odayaasha degmada iyo marti-sharaf kale.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamuud.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here