Qeyb cusub oo lagu soo kordhiyay isbitaalka gobolka Bakool oo xariga laga jaray.

0
130

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa maanta si rasmi ah xarigga uga jaray Qeyb Cusub oo caafimaad oo casri ah oo laga hirgeliyey Ispitaalka guud ee Gobolka Bakool.

Munaasabada xarigjarka  waxaa kusugnaa wasiiro Xildhibaano dhaqaatiir iyo qeeybaha kala duwan ee Bulshada dagamada Xudur.

Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here