Qeyb cusub oo lagu soo kordhiyay Madarasada Daarul-culuum ee Baladweyne.

0
68

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Baladweyne ayaa lagu qabtay munaasabad lagu daahfurayey qeyb cusub oo lagu soo kordhiyay Madarasada Daarul-culuum taasi oo lagu baran doono cilmiga Shareecada islaamka.

Munaasabada lagu daahfurayey qaybtaan cusub ayaa waxaa kasoo qeybgelay maamulka Machadka, Culimo u diin , Bahda waxbarashada,Macalimiin, Waalidiin, arday , iyo qaybaha kale duwan ee bulshada.

Warkan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey