Baladweyne ( Radio Beerlula )-Agaasimaha cisbitalka guud ee magaalada Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamed Cismaan ayaa daah furay qeyb cusub oo laku soo kordhiyey cisbtaalka magaalada Hargeysa
furitaanka dhismaha qeybta cusub ayaa waxa ka qeyb galay mas’uuliyiin katirsan Isbitaalka magagaalada Hargeysa iyo mas’uuliyiin katirsan shiirkada eer-saynis laborateri oo qaabilsan dhimaha.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.


