Qeyb cusub oo wax lagu bari doono dadka waaweyn iyo caruurta caseeyasha oo lagu soo kordhiyay madarasada Mustaqiim ee Baladweyne.

0
160

Baladweyne (Radio Beerlula)- Madarsatada Al mustaqiim ee magaalada Baladweyne ayaa soo kordhisay qeyb cusub oo loogu talagalay in si bilaasha ah wax lagu baro dadka waaweyn iyo caruurta caseeyasha.

Qeybtan cusub ayaa dadkan lagu bari doona qur’aanka kariimka iyo dukashada salaada.

Warbixintan waxaa noo haya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.