Qeyb gabdhaha lagu baro nashqadeynta oo lagu soo kordhiyay Akedemiyadda Hogaan Baladweyne.

0
158

Baladweyne  ( Radio Beerlula )-Akademiyada Cilmiga Kombiyuuterka iyo Xirafadaha Hoggaan ee Magaalada Baladweyne ayaa soo kordhiyay qayb cusub oo loogu talagalay in gabdhaha lagu baro xirfadaha Nashqadeeynta.

Xirfadaha la bari doono gabdhaan ayaa waxaa kamdi ah Qurxinta Sawirada, Duubista Fiidiyoowyada iyo Codadka.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here