Qeybo cusub oo lagu kordhiyay cusbitaalka guud ee magaalada Berbera oo xariga laga jaray.

0
194

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magaalada Berbera ee Gobolka Saaxil Soomaaliland ayaa lagu qabtay munaasabad xeraga looga jarayay qeybta (ICU) oo lagu so kordhiyay isbitalka guud ee magaaladaasi.

Munaasabadda xerag jarka ayaa waxa ka qeybagalay masuuliyiin ka tirsan maamulka gobalka Saaxil,kan magaalada Berbera iyo masuuliyiinta isbitalka.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabdinajiib Aweys Isxaaq.