Bulshada ku nool Deeganka salax ee puntland oo codsaday in loo dhiso dugsi sare

0
177

Baladweyne (Radio Beerlula)-Qoysaskan oo ku nool deegaanka Salax oo kamid ah deegaanada Puntland ayaa waxaa ka jiro baahiyo dhanka waxbarashada ah gaar ahaan cilmiga maadiga

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamed Yusuf Cabdulahi.