Baladweyne (Radio Beerlula)- dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Beerlula waxaan halkan idinku soo gudbineynaa qeeybta 23-aad Cashir ku saabsan maalgalinta islaam-ka Radio Beerlula waxana soo jeedinaya Sheekh Maxamuud Sheekh Xassan Axmed Nuur.