Qeybta Caafimaadka Caruurta isbitaalka Gaalkacyo oo xariga laga jaray

0
52

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Wasiir ku-Xigeenka wasaaradda Cafimaadka Dowlad Goboleedka Galmudug Maxamuud Axmed Maxamed ayaa xariga ka jaray qeeybta ilaalinta Cafimaadka Caruurta dhiciska ah oo lagu soo kordhiyay isbitaalka magalada Galkacyo ee Gobalka Mudug.

Munaasabadda xarig jarka ayaa waxaa Wasiir ku-Xigeenka ku wehlinayey maamulka Gobalka Mudug,kan Degmada Galkacyo,masuuliyiin ka socday Hay’adda IMC iyo maamulka Isbitaalka.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabdinajiib Aweys Isaaq

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here