Qeybta Cusub Umulinta iyo Qalliinka Hooyada Degmada Ceel- oo xariga lagajaray

0
130

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Gudoomiyaha Degmada Ceel-barde Haadi Siraad Cumar ayaa xariga ka jaray qeybta Cusub ee Umulinta iyo Qalliinka Hooyada ee Isbitaalka Degmada Ceel-barde tasoo dhowaan la hirgaliyay

Xarig jarka xaruntaan cafimaad ayaa waxaa ka qeyb galay maamulka degmada Ceel-barde ururada dhaqtiirta ururta bulashada iyo marti sharaf kale.

Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here