Baledweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka XFS Dr Cali Xaaji Aadan oo ay wehliyaan maamulka isbitaalka ayaa dhagax dhigay Qeybta gar gaark dag daga ah ee Isbitaalka Lansaleti ee magaalada Muqdisho
Munsabada Dhagax dhiga Isbitaalka ayaa waxaa goob joog ahay maamulka isbitaalka wasiirka cafimaadka XFS xildhibaano wasiiro iyo qaar ka mid ah ururada bulashada.
Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen.


