Qeybta qaliinka ee Isbitaalka hooyada iyo Dhallaanka degmada Godob-jiiraan oo la dhagax dhigay.

0
71

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Madaxweynaha Maamulka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa dhagax dhigay dhismaha Qeeybta Qaliinka Cusbitaalka Hooyada iyo Dhallaanka Degmada Godob-jiiran ee Gobalka nugaal.

Munaasabadda dhagax dhiga Qeeybta Qaliinka Cusbitaalka Godob-jiiran ayaa Madaxweynaha waxaa ku wehlinayey xubno ka tirsan Golaha Wasiirada maamulka Puntland iyo maamulka Degmada.

warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabdinajiib Aweys Isaaq