Qiimaha hilibka suuqyada Baladweyne oo sara u kac laga dareemayo.

0
157

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Waxaa Sara u kac xogaan laga dareemayaa qiimaha la iibiyo hilibka geela tasoo ay sababta yaraanshiyaha geelii la keeni jiray maagalada Baladweyne

Kiilada Hilibka geela ayaa mareyo qiimo dhan 7.5 doolar halka markii hore la iibin jiray 6 ilaa 5.5doolar

Warkan waxaa  inoo haya Xaawo Aadan Xuseen.

Audio Player

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here