Qiimaha hilibka xoolaha suuqyada Jowhar oo laga dareemayo sara u kac ku yimid.

0
177

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Waxaa sare ukac baahsan laga dareemaya qiimaha hilibka xoolaha gaar ahaane ariga ee suuqyada Jowhar.

sare ukacan ayaa waxaa sababay hilibka xoolaha gaar ahaane arriga oo helay suuq dhoofin ah.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here