Qiimaha kalluunka suuqyada Muqdisho oo laga dareemayo sara ukac

0
184

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Sare ukac baahsan ayaa laga dareemayaa Suuqyada lagu iibiyo Kalluunka ee magaalada Muqdisho .

kiilada Malaayga ayaa markii hore lagadijiray 1.5 ilaa 2 dollar halka uu hada qiimaha uu marayo lix dollar.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here