Qiimaha la iibiyo kalluunka suuqyada magaalada Kismaayo oo sara u kac laga dareemayo.

0
548

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubbada Hoose ayaa laga dareemaya Sare u kac ballaaran oo ku yimid qiimaha la kala siisto Kalluunka suuqyada iyadoo loo sababeeynayo dabeelaha ka jira badda.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya C/qaadir Cumar Ibraahim.