Qiimaha la iibiyo qudaarta oo sara u kac laga dareemayo Baladweyne

0
685

Baladweyne(Radio Beerlula)- Waxaa sara u kac laga dareemaya qiimaha la iibiyo qudaarta suuqyada magaalada Baladweyne tan iyo markii la guda galay bisha barakeysan ee Ramadaan.

Warbixintan waxaa noo heysa Xaawo Luul Aadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here