Qiimaha lagu kireeyo guryaha magaalada Dhoobley oo sara u kac ku yimid.

0
118

Baladweyne (Radio Beerlula)-Waxaa sare ukac xoogan laga dareemayaa Qiimaha Guryaha lagu kireysto sida Guryaha Deegaanka ah iyo Kuwa Ganacsiga magaalada Dhoobleey

Qiimo kororkan ayaa saameyn balaaran ku yeeshay Dadka Danyarta ee aan awoodin in ay Qiime Sare ku kireystaan Guryaha.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.