Qiimaha lagu xajinayo sannadkan iyo tirada dadka soo xajinaya oo la soo saaray

0
313

Baladweyne(Radio Beerlula)- Guddiga kala saaridda shirkadaha  u soo tartamay fulinta adeegga Xajka oo ay magacowday Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ayaa soo saaray Qiimaha Sanadkaan lagu xajin doono iyo shirkadaha adeegaas qaban doono.

Guddiga ayaa ugu horeyn sheegay in sanadkaan lagu xajin doono lacag gaareysp 3600 Dollar, halka Xajka VIP-ga uu noqon doono qiimo ahaan 5000 Dollar ugu badnaan.

Guddiga ayaa uga digay shirkadaha Adeegaan qaban doono inay lacag intaas ka badan ka qaadaan Shacabka Soomaaliyeed ee doonayo inay tagaan beydka Alle.

Guddiga ayaa sheegay in Sanadkaan Soomaaliya loo ogolaaday inay u xajiso illaa 15.000 Xaaji.

Sidoo kale Guddiga ayaa soo saaray Liiska Shirkadaha sanadkaan fulin doono adeegga Xajka, wuxuuna guddiga sheegay inay adeegaan usoo tartameen ilaa 84 Shirkadood.

Guddiga ayaa sheegay kala saarid kadib inay guuleysteen ilaa 58 Shirkadood oo sanadkaan u adeegi doono xujeyda Soomaaliyeed.

Guddigga ayaa tilmaamay inaysan wax faragelin ah la kulmin intii ay wadeen howshaan kala saaridda Shirkadaha fulin doona  Adeegga xajka sanadkaan 2019-ka waxana ka mid ah.

Daalo Airles
Jubbala Air
Freedom
Carafaat
Jowhar
Rixla Mubaaraka

Ocean

Africa Express

Air Jabuti

Dalmar travel

Hogal travel

Rudwaan

Daruuro

Shikradha KH:

Saaj Travel

Makka Travel

New Star

Answer travel

Safarri Trave;l

Makka Al-Mukaram
Karaama
Kalkar
Manaasik Travel
Royal Som
Barayt
Al-Huda Travel Hajj and UImra
Al-Mnanaasik Fil Xaji Wal Cumra
Falalcadde

Dahala Airles
Al- Rayan
Federal
Eurie Africa
Somali travel
Teyseer
Labeyk
Qudus
University
Salam Hajj and Umra
Universal
Al-Saqar
Al-ixsaan
Al- Hijra Travel
Cibaar Travel
AL-Hijra Air
Ritaaj
Hiiliye
Isfalaash
Salam Travel
Mustaqbal
Anfaal
National Airways
Save Way
Travel Express
Key way
Ruksan
Hubaal.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here