Qiimaha qudaarta ee Baladweyne oo laga dareemayo sara u kac ku yimid.

0
156

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Sara u kac xoogan ayaa laga dareemaa qimaha la iibiyo qudaarta gaar ahaan yaanyada suqyada magalada Baladweyne

Sara ukacan ayaa waxaa sababay qaar kamid ah dalagyada ka bixijiray beeraha deegaanada Hoosyimaada magaalada oo ay saameysay Fatahaaddi wabiga Shabelle

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.