Qiimaha qudaarta suuqyada Dhoobley oo cirka isku shareeray.

0
185

Baladweyne (Radio Beerlula)-Suuqyada Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa laga dareemaya qudaar yari aad uxoogan taas oo saameeysay qeybaha kala duwan ee Bulshada.

Qudaar yarida ka jirto magalada dhoobley ayaa waxaa sababay roobabka gu,ga ee gabi ahanba jaray wadoyinkii la soo mari jiray babuurta qudaarta ee magaalada dhoobley.

Warbixintan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen.