Qiimaha qudaarta suuqyada magaalada Baydhabo oo cirka isku shareeray.

0
233

Baladweyne (Radio Beerlula)-Sare u kac weyn ayaa laga dareemayaa qiimaha la iibiyo Qudaarta suuqyada Magaalada Baydhabo ee Gobalka Baay Waxaana ay saameen ku yeelatay dadka danyarta ah ee kunool magaalada Baydhabo.

Qudaarta qaaliga noqotay waxaa kamid ah yaanyada baradhada iyo koostada.

Warbixintan waxaa inoo haya sacdiya Maxamed Maxamuud.