Qiimaha subaga xoolaha ee suuqyada Baladweyne oo laga dareemayo sara u kac ku yimid.

0
17

Baladweyne (Radio Beerlula)-Waxaa sara u kac xoogan laga dareemayaa qiimaha la iibiyo subaga xoolaha suuqyada magaalada Beledweyne waxaana sababay abaaraha ka jira dalka.

Warbixintan waxaa soo jeedineeysa Xaawo Aadan Xuseen.