Qiimaynta 25-ka Ciyaaryahan Ee Kubbadda Cagta Ragga Ugu Fiican Qarnigan 21-aad & Dood Ka Dhalatay.

0
76

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Lionel Messi, Cristiano Ronaldo, Karim Benzema iyo Neymar ayaa ah qaar ka mid ah magacyada ku soo baxay ciyaartoydii ugu fiicnaa kubada cagta ee qarnigan 21-aad.

Sidoo kale liiskan waxaa kasoo muuqday xiddigo ay ka mid yihiin Kylian Mbappé iyo xiddigo waqti kale soo maray sida Ronaldinho.

Dadka qaar ayaa su’aalo geliyay halka uu liiska kaga soo galay Mbappe, iyagoo ku tilmaamay mid aan caadalad ahayn.

Waa Kuwaan liiska 25ka Ciyaaryahan Ee Kubbadda Cagta Ragga Ee Ugu Fiican Qarniga 21aad

1.Lionel Messi

2.Cristiano Ronaldo

3.Thierry Henry

4. Zinedine Zidane

5. Luka Modrić

6. Kylian Mbappé

7. Andres Iniesta

8. Xavi

9. Ronaldo Nazario

10. Ronaldinho

11. Ibrahimović

12. De Bruyne

13. Kroos

14. Ramos

15. Puyol

16. Benzema

17. Busquets

18. Lewandowski

19. Kaká

20. Neymar

21. Pirlo

22. Rooney

23. Vieira

24. Suárez

25. Buffon