Qiime dhac ku yimid lacagta shillinka Kenya.

0
62

Baladweyne (Radio Beerlula)-Ganacsatada dalka Kenya ayaa aad uga walaacsan qiime dhac xooggan oo ku yimid lacagta Shillinka-ka ee dalka Kenya.

Sidoo kale waxaa aad sare ugu kacay qiimaha sarifka lacagta Dollar-ka.

Arrintaas ayey ganacsatada ku sheegeen inay saamayn xooggan ay ku yeelatay ganacsiga iyo dhaqaalaha dalka.

Qiimaha dhacan ku yimid lacagta kenya ayaa ku soo beegmeysa xili sicir barar dhanka maciishada uu ja jiro dalka kenya.