QM oo ka deyrineysa xaaladda malaayiin qof oo ku nool Mozambique

0
94

Baladweyne (Radio Beerlula)-Xafiiska isku dubba-ridka howlaha bini’aadannimo ee Qaramada Midoobay ee loo soo gaabiyo OCHA, ayaa raadinaya $413 milyan oo gargaar degdeg ah oo kaalmo loogu fidiyo in ka badan hal milyan qof oo ku nool waqooyiga Mozambique kuwaasi oo la tacaalaya masiibooyin ay keeneen cimilada iyo kacdoon hubeysan oo ka socda gobolka Cabo Delgado.

Dadka ayaa qaba baahiyo kala duwan oo ay kamid yihiin hoyla,aan dhinaca raashin oo aad uyar iyo biyo laā€™aan.

Dowlada Mozambique ayaa wado dadaalo gar gaar loogu fidinayo shacabka ku dhibaateyan baadiyaha Mozambique ee ka barakacay masiibooyinka dabiiciga ah.