QM oo sheegtay in dhaqaalaha soo gala qoysaska Afrika ay intiisa badan ku bixiyaan waxbarashada carruurta.

0
294

Baladweyne (Radio Beerlula)- Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Dhallaanka ayaa sheegtay in dhaqaalaha soo gala qoysaska Afrika ay intiisa badan ku bixiyaan sidii ay carruurtooda u heli lahaayeen waxbarasho tayo leh halkii ay waxbarashadaasi bilaash ka ahaan laheyd.

UNESCO ayaa xogtaasi ku sheegtay warbixintii ugu dambaysay ee la socodka waxbarashada caalamka ee ay shalay shaacisay.

Dalka Kenya ayaa ka mid ah dalalka qarashka waxbarashada uu aad u sareeyo waxaana jira qoysas  lacago badan ku bixiya waxbarashada caruurtooda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here