Qodista ceel-biyood Riig ah oo laga bilaabay magaalada Oodweyne.

0
184

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Horumarinta kheeryradka biyaha maamulka Soomaaliland ayaa Degmada Oodweyne ee Gobalka Daad-mareedh ka bilaawaday qodista ceel-Biyood Riig ah.

Qodista ceel-Biyoodkaan Riiga ayaa waxaa iska kashanaayo wasaaradda Horumarinta kheyraadka Biyaha maamulka Somaliland iyo Hay’adda Unicef.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabdinajiib Aweys Isaaq.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here