Qorshaha fidinta magaalada Boosaaso oo la daah furay.

0
13

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Duqa Degmada Boosaaso Eng Abdifatah Mohamed Osman Shanle ayaa magaaladaasi ka Daahfuray qorshaha fiditaanka iyo istaraatiijiyada Magaalada Boosaaso oo ah mid waxbadan ka taraya quruxda iyo Horumarka Magaalada.

Waxaa ka qeybhalay daahfurka barnaamijkan Wasiiro,Xildhibaano kamid ah Puntland ,xubno kamid ah hay,adaha iyo masuuluyiinta Boosaaso.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here